Dagaal xoogan oo ka socda Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya cida uu u dhaxeeyo

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamo kawada tirsan dowlada Soomaaliya ayaa ka socda inta u dhaxeysa Isgooska Ex-Control Afgooye ilaa xerada Ciidanka Asluubta ee magaalada Muqdisho. Sida aan wararka ku heleyno dagaalka ayaa socda daqiiqado badan, waxa ayna ciidamada dagaalamaya isku adeegsanayaan hubka nuucyadiisa kala duwan, waxaana xaalad kala carar ah ka jirtaa halka dagaalku … Continue reading Dagaal xoogan oo ka socda Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya cida uu u dhaxeeyo